Thursday 18 February 2016

Waxaan ku bogaadinayaa Xukuumadda ,Axsaabta iyo Shacabka Somaliland mawqifka ay iska taageen arrinka qadiyadda Somaliland, gaar ahaan Doodihii adkaa ee maalmahan dambe ina Dhexmaraayay inaga iyo dawladda dalka aynu jaarka nahay ee Somalia.
Waxaanse soo jeedin lahaa qodobadan soo socda:

1. Marka ay noqoto arrimaha qadiyadda Gooni isutaaga Somaliland waa in ay noqoto mid aan gorgortan lahayn sidaynu yeelnay.
2. In luqadda aynu kula hadlaynaa ay mawqif ahaan iyo siyaasad ahaan  tahay mid adag,  balse ay ku dheehantahay asluubta diblomaasiyadeed  ee xidhiidhka caalamiga ah. Inaguna noqon mid firkanax ah
3. Bacdamaa aynu nahay laba dal oo kala madaxbanaan Xidhiidhkeena wada hadal  (channel of communication ) ee Dawladda Somalia waa inuu noqdaa WASAARADDA ARRIMAHA DEBADDA oo KELIYA.  Kolba heerka ay joogto Agaasime , afhayeenka Wasaaradda arrimaha debedda , amaba Wasiirka Arrimaha debedda marka loo baahdo

Waad mahadsantihiin

Dr. Cabdi Aw Daahir

Wednesday 23 July 2014

DIBUDHISKA SEERIHII AROORI IYO QOOLCADAY

Guddida gobolka, degmada, iyo waxgaradka degmeda burco oo uu nagu wehilinaayay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir waxaan ku yeelanay shir xarunta gobolka togdheer waxaana laysla qaatay sidii loo bilaabilaha Seeraha Aroori , IYO Qoolcaday

Friday 21 February 2014

president silaanyo participated in an opening ceremony of the new headquarter of ministry of  youth,sports& tourist



In a speech delivered by his excellency the president on the occasion of the ceremony, he reiterated his commitment on free education of youth at primary schools, affordable health services and creation of jobs. He pledged 100,000 dollar offer to Somaliland youth fund. The president also encourages the youth to work relentlessly on their nation , families and on themselves. He call for all Somaliland youth to adhere for their good culture , tradition and their religion and avoid bad habits.