Friday 19 July 2013

Golaha la magac baxay Wada tashiga wuxuu baalmarsanyahay sharciga dalka jamhuuriyadda Somaliland.

(Gaax-aax)-Golaha la magac baxay Wada tashiga bacdamaa aanu ka diiwaaangashanayn GUDDIDA DIIWAANGELINTA,Isla markaana aanu ka diiwaaangashanayn XEER-ILAALIYAHA GUUD , isla markaana aanu jirin Xeer jideeyay,  wuxuu baalmarsanyahay sharciga dalka jamhuuriyadda Somaliland. Dastuurka Somaliland wuxuu si cad ugu qeexay furashada URURO, nockasta ha noqdee.

 (1) QODOBKA 23AAD
 XORRIYADDA DHAQDHAQAAQA IYO IS-ABAABULKA

 faqradda 3aad- Muwaadiniintu waxay xor u yihiin in ay isu habeeyaan ururro siyaasadeed, cilmiyeed, dhaqameed, bulsheed, xirfadeed, ama kuwa shaqaale si waafaqsan xeerka,

faqradda 4aad- Waxaa reebban urur kasta oo leh ujeeddooyin lid ku ah danaha ummadda ama qarsoodi ah ama Ieh qaab ciidan ama hubaysan amaba kuwa kale ee khilaafsan xeerka weji kasta ha lahaadeene. 

(2) QODOBKA 9AAD 
NIDAAMKA SIYAASADEED

 faqradda 2aad- Tirada xisbiyada siyaasiga ah ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland kama badnaan karaan saddex (3) xisbi 

faqradda 3aad - Iyadoo xeer gaar ahi habayn doono qaabka loo furan karo xisbi siyaasi .waxaana reebban in xisbi lagu dhiso gobollaysi iyo qabyaalad.

 Waxaa sharci darro ah urur kasta oo aan Xeerjideyn, iskana DIIWAAN-GELIN GUUDIDA DIIWAANGELINTA (Xeer Lr 14. Markuu yahay URUR SIYAASADEED). Markuu yahay yahay urur cilmiyeed, dhaqameed, bulsheed, xirfadeed, ama kuwa shaqaale waxaa diiwaan-gelinaaya XEER-ILAALIYAHA Guud ee Qaranka (xeerka DIIWAANGELINTA ururada aan ahayn URURO SIYAASADEED.

Sidaas darteed golahan is magacaabay bacdamaa aanu ka diiwaaangashanayn GUDDIDA DIIWAANGELINTA,Isla markaana aanu ka diiwaaangashanayn XEER-ILAALIYAHA GUUD , isla markaana aanu jirin Xeer jideeyay, waa SHARCIDARRO.

Friday 12 July 2013

wasiirka xanaanada xoolaha somaliland dr.cabdi aw daahir dhagax dhigay kawaan casri ah magaalada burco

dr.cabdi awdaahir oo shaqaalaha xanaanada xoolaha u kala diray gobolada

socdaal wefdi wasiirka xanaanada xoolaha dr cabdi aw daahir ee widhwidh


Sharmaarke
FINAL COMMUNIQUÉ OF THE SOMALILAND AND SOMALIA 4TH DIALOGUE HELD IN ISTANBUL ON 7-9 JULY 2013 July 10, 2013 In accordance with the framework agreements reached in Chevening, Dubai and Ankara, delegations from Somaliland and Somalia met in Istanbul between 7 and 9 July 2013 with the assistance of the Turkish Government. In accordance with the agreements codified in the Ankara Communiqué of 13 April 2013, this round of the dialogue attempted to establish additional parameters to further clarify the relations between the two sides and gave a particular attention to issues that have arisen since the previous meeting. Somalia and Somaliland: 1-Agreed to the return of the air traffic management from the UN and decided to establish a joint control body that is based in Hargeisa to lead the air traffic control of both sides. It is also agreed that this body will propose a mechanism for equitable revenue-sharing.   2- Committed to the continuation of the talks. 3- The next meeting will be held in Turkey in 120 days. Abdikarim H Guled                                       Mohamed A Omar

Wednesday 10 July 2013

Somaliland iyo Somalia oo ku heshiiyay 3 qodob

Shirkii afraad ee wada hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya uga socday magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa caawa la soo gabo-gabeeyay, waxaanay ergadii ka kala socotay labada dal ay ku heshiiyeen heshiis ka kooban sadex qodob. Heshiiskan waxa dhinaca Somaliland u saxeexay Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, halka Soomaaliyana uu qalinka ugu duugay Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Xuseen Guuleed. Waxaanay labada Wasiir-ba sheegeen inay ku qanacsan yihiin heshiiska la gaadhay waxaanay u mahad celiyeen dawladda Turkiga oo isku hawshay ka mido dhalinta wada hadalada labada geesood u socday oo ay marti-gelinaysay. Sadexda Qodob Ee Lagu Heshiiyay Waxay u dhignaayeen sidan:- 1)- Maamulka Hawadda lagala wareego Qarrammadda Midoobay oo lagu wareejiyo Guddi wada jir ah oo ka kooban Somaliland iyo Soomaaliya. Gudidaasna fadhigoodu noqdo Hargeysa. Guddidaasi waxay soo gudbin doonaan nidaam si siman dakhliga loogu qeybsan doono. 2)- In la sii wado wada hadaladda. 3)- In wada hadaladda kan ku xigaa lagu qabto isla dalka Turkiga muddo 120 maalmood ah (afar bilood) ah ka dib. shirkan ayaa muddo laba maalmood ah u socday labada wadan ee Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana la sheegay inay ahaayeen wada hadaladii ugu adkaa ee labada geesood isku soo hor-fadhiistaan, iyadoo la isku mari waayay ajandihii ka koobnaa tobanka qodob ee miiska u saarnaa.

Tuesday 9 July 2013

Wasiirka Xanaanada Xoolaha dr. Cabdi Aw Daahir ayaa gancasatada Xoolaha iyo Wakiilada maraakiibta kula shiray berbera

Wasiirka xanaanada xoolaha Dr.cabdi aw Daahir oo xadhiga ka jiray mashruuc xoolo naaxin ah oo laga hirgeliyay Burco

War Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Iyo Talaalka La Bilaabayo

Wasiirka xanaanada Xoolaha Dr.cabdi Aw Daahir oo kormeerayhawsha ka socota xeroguulka aroori

warka wasiirka xananada xolaha Dr. Cabdi Aw Daahir iyo midowag yurub ee dugsiga sheikh 20may...

Wasaarada xanaanada Xoolaha Dr. Abdi Aw Dahir ,iyo kor u qaadista tayada Hilibka

dr. cabdi aw daahir cali oo ka hadlaaya barnaamijka isbeddel kulmiye

Socdaalkii OODWEYNE ee Dr. Cabdi Aw Daahir

Socdaalkii OODWEYNE ee Dr. Cabdi Aw Daahir

Kormeer Dr. Cabdi Aw Dahir ee odweyne

Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka xanaanada xoolaha iyo Waxqabadka WASAARADDA xanaanada Xoolaha

Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka xanaanada Xoolaha iyo Waxqabadka WASAARADDA xanaanada Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. cabdi Aw Daahir Mashaariic Boorama

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa furay W...

wasiirka xanaanada xoolaha Dr. cabdi Aw Daahir oo dhagax dhigay xarunta naaxinta xoolaha Ee ...

Wefdi uu hogaaminaayo Wasiirka xanaanada Xoolaha Dr cabdi Aw Daahir o Deegaanka Xariirad Ee G/Awdal U Tagay Xalinta Shaqaaqadii...