Showing posts with label war(iftin). Show all posts
Showing posts with label war(iftin). Show all posts

Tuesday, 9 February 2010

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Sool oo Ka Jawaabay Go,aamadda Isimadda ssc20100209

Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun



Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Sool oo Ka Jawaabay Go,aamadda Isimadda ssc
Lascanod(iftinnews)02/09/2010Masuuliyiinta gobolka sool ayaa ka jawaabay go,aamadii ka soo baxay shirkii buuro wadal kaasi oo lagu sheegay inay la dagaalami doonaan somaliland masuuliyiinta gobolka soola ayaa ugu baaqay isimadda ssc inay aana gaaf wareejin tuulooyinka yar yar ee ay yimaadaan wadankood waxaanna ay sheegeen in aanay cidi la hadli karin
shirkan jaraa,id ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Kusimaha Badhasaabka Gobolka Sool shirkaas oo ay ka soo ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo gobolka ah sida Mayarka Degmada Laascaanood Canbaashe aw daahir Taliyaha Qaybta Gobolka Sool , Taliyaha Saldhiga Asluubta Cabdi Ciise ayaa waxaa dhamaan madaxdan ay si cad uga hadlay shirka shalayto ay qaar ka tirsan isimo ka soo jeeda gobolka sool ay ka soo saareen go,aamo ay ku sheegeen inay dib samayn doonaan wax ala wixii ay ka qaban karaan xaalada magaalaad laascaanood iyo inay xorayn doonaan.



Badhasaabka ku xigeenka Maxamed Cabdi Dhinbiil Daad oo ka hadlaya shirkaas iyo siyaabaha uu xanbaarsan yahay ayaa sheegay inay isimadu iyagu ay yihiin kuwii raadin lahaa nabada gobolka balse ay ahayd inaysan ku abaal sheegan daaqsinka ale bixiyay iyadoo isimada ay markasta soo dhaweynayaan oo ay yihiin madax dhaqameedka laakiinse ay ku jiraan xitaa kuwo aanay iyagu aqoonsanayn.



sidoo kale waxaa shirkaas isna ku dheeraaday ka hadalkiisa iyo waliba sida uu sheegay inay isimada ahaayeen kuwii iyagu somaliland keenay magaalada xiligii puntland ka horaysana la ogaa iyo xiligii ay joogtay kaalintii isimadu inay xitaa kala calin kari waayaan shacabka deegaanada sool sanaag iyo Hawd, waxaana kula talin lahaa ayuu yidhi mayerka degmada laascaanood inay isimada yimaadaan dhulkooda dalkooda oo aanay marba wareegin tuulo yar 10 shir ayay isugu tageen oo ka horeeyay wax ka soo baxayna majirto.

lascanod- somaliland

iftinews desk

Saturday, 6 February 2010

mashruuc biya ah oo ethiopia hirgelisay

Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun

ETHIOPIA OO MASHRUUC BIYO SOO SAARI AH KU BIXINAYSA LACAG DHAN 110 MALYAN LACAGTEEDA AH



adis abab(iftinews)02/05/2010Dowladda ethiopia ayaa sheegtay inay biyo daniif ah ka soo saari doono magaaladda desie town ee ay degaanka u leeyihiin amxaaradu. wasiirka biyaha ee ethiopia mr Asfaw Dengamo ayaa sheegay in mashruucan ay ku baxayso lacag gaadhaysa 110 malyan lacagta Ethiopia ah wasiirka biyaha wadanka Ethiopia ayaa sheegay inay samayn doonaan afar ceel oo biyaha soo saara waxaanna uu intaasi ku daray inay dayactiri doonaan labadda ceel ee hadda shaqeeya ee magaaladda desie town dhuumaha biyahaasi dhulka kasoo qaadaya ayaa la sheegay inay dheerkoodu yahay 10 km waxaanna uu wasiirka biyaha ee wadanka Ethiopia sheegay in ay mashruucan ka shayn doonaan 250,000 oo qof labaatanka sanadood ee soo socda




Wuxu dambayn tii wasiirka biyaha ee Ethiopa ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia inay gacan ka gaysato mashruucan si loo horumariyo buu yidhi degaanka ay ka jiraan biya la,aantu

Dhinaca kalenna wali waxaynu ku jirnaa arrimaha Ethiopia guddiga komishan qaranka ee Ethiopia ayaa sheegay in dadka iska

dewangaliyay magaaladda adis abab ee xarunta wadanka Ethiopia ay gaadhayaan 600,000

sidoo kalenna masuuliyiinta reer ethiopia ayaa ugu baaqay masuuliyiinta bariga afrika inay iska kaashadaan nabadka dhalin geeska afrika

saleban sahal