Showing posts with label baa. Show all posts
Showing posts with label baa. Show all posts

Sunday, 7 February 2010

maxaa dan ah? dooro kulmiye inshaaah


waxaa loo baahanyahay in dhaqan la beddelo. in umadda lagu wacyi geliyo in ay dawladda ay iyagu u dirsadeen hawsha ee aaney aheyn dawladdu kuwu shacabka iyo umadda leh. waa in ay ummadda u adeegaan. dhaqaalahoodana u ilaaliyaan ,danahoodana ugu shaqeeyaan. maaha in ay ka shaqeystaan sida maamulka udub ee rayaale hoggaamiyo ee waa iney u shaqeeyaan sida uu rabo insha allah maamulka kulmiye ee siilaanyo hoggaamindoono. dooro isbeddekaas iyo siilaaanyo.

maaha in ay ka shaqeystaan


waxaa loo baahanyahay in dhaqan la beddelo. in umadda lagu wacyi geliyo in ay dawladda ay iyagu u dirsadeen hawsha ee aaney aheyn dawladdu kuwu shacabka iyo umadda leh. waa in ay ummadda u adeegaan. dhaqaalahoodana u ilaaliyaan ,danahoodana ugu shaqeeyaan. maaha in ay ka shaqeystaan sida maamulka udub ee rayaale hoggaamiyo ee waa iney u shaqeeyaan sida uu rabo insha allah maamulka kulmiye ee siilaanyohoggaamindoono. dooro isbeddekaas iyo siilaaanyo.

doorta isbeddel


da'da soo koreysa oo wax looga tago. aqoon, camal saalax ah , iyo horumar. Ma soo qabtay 8 sannadood maamulka udub ee rayaale? waa maya . waa wuxuu yahay isbeddelka kulmiye. doorta siilaanyo

doorta kulmiye iyo siilaanyo


cidhibtirka musuqmaasaqa, kobcinta dhaqaalaha, waxbarasho taya leh . Daryeel caafimaad oo meelkasta gaadha waa yoolka Kulmiye. maamulka Udub ee rayaale hoggaamiyaa looguma dari karo shan sannadood oo siddeedii hore la mid. Isbeddel doorta . siilaanyo doorta. doorta kulmiye