Sunday 7 February 2010

maaha in ay ka shaqeystaan


waxaa loo baahanyahay in dhaqan la beddelo. in umadda lagu wacyi geliyo in ay dawladda ay iyagu u dirsadeen hawsha ee aaney aheyn dawladdu kuwu shacabka iyo umadda leh. waa in ay ummadda u adeegaan. dhaqaalahoodana u ilaaliyaan ,danahoodana ugu shaqeeyaan. maaha in ay ka shaqeystaan sida maamulka udub ee rayaale hoggaamiyo ee waa iney u shaqeeyaan sida uu rabo insha allah maamulka kulmiye ee siilaanyohoggaamindoono. dooro isbeddekaas iyo siilaaanyo.

No comments:

Post a Comment