Tuesday 16 February 2010

Dr. Awkoombe muxuu yidhi

Dr. Aw koombe oo yidhi in aaney marnaba saameyn isku laheyn xirfadda dhakhtarnimo iyo mabaadida siyaasiga ee uu aaminasanyahay haddey jirto, oo iyadana uu xaq u leeyahay. dhakhtarku wuu noqon karaa siyaasi. hase yeeshee wakastaaba waa u kala soocanyihiin.

Haddaba Muxuu uga hadli waayey arrimahan daahir riyaale ee iska daba dhacaaya?

kama hadlaayo. Ama waa kii dhigey ama waanu xalilai kareyn? Hadduu isyidhaahdo ka warana ama wax ka qabana wuu ugu daraa. Arrinkkeedna ma hayo lexejecdlona kama qabo. 13dhakhtar oo kuwii ugu mudnaa ayuu subax yidhi iska dareera. Dhakhaatiirta hawshooda caafimaad marna ma saameyso siyaasadu xataa hadey xisbi taageersanyihiin. Udub taageera laguma dayici karo bukaankii . caafimaadku kuma socoto talo siyaasadda wasaaradda rayaale hoggaamiyo ee waxay ku socotaa isxilqaanka iyo tabarrucaadka dhakhaatiirta iyo xirfadlayaash caafimaadka

No comments:

Post a Comment