Thursday 11 February 2010

gabadhii ugu dhalmada badneyd somaliland

gabadhii ugu dhalmada badneyd somaliland waxaa la odhanjirey Xaadsan colojoog cigaal. waxay degenaanjirtey magaalada xaaxi. waxay dhashey 32 caruur ah oo soddonku wiilal yihiin waxaa qabi jirey nin la odhan jirey caabi aaden oomaar

No comments:

Post a Comment