Tuesday 16 February 2010

Rayaale iyo riyaale?


















Bal hadaba labada waa kee. berigii uu madaxweyne-xigeenka uu ahaa waxaa uu ahaa Daahir Riyaale Kaahin . Markii uu madaxweynaha noqdaey wuxuu noqdaey Daahir Rayaale Kaahin. hadda riyale iyo rayaale waa kala macno..,waa kala dhihid..,waa kala dhigid. maxaa ku kelifey madaxweyna isbeddelka intaa leeg. macno weyn ayey sameyneysaa

No comments:

Post a Comment