Thursday 11 February 2010

maamulka rayaale hantida qaranka waa lagala xisaabtamayaa

Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun.

Ha noolaato Awdal, saaxil ,sanaag, sool, togdheer, Hargeysa






Haddii uu xisbiga kulmiye ku guuleysto hawsha madaxtooyada insha alla waxaa ugu muhiimsan arrimaha uu qabanaayo in la sameeyo guddi baadhis oo madaxbannaan. waxay qabanayaan in lagu sameeyo baadhis dhab ah hantida qaranka ee sida sharci darrada loo isticmaaley. dhulka iyo gasiradaha la iibiyey. baanka, dekkedda .

Madaxtooyada, wasaaradda maaaliyadda, iyo wasaaradda xannaanada xoolaha ayaa noqon toona meelaha culeyska la saarayo. cidii wax ku caddaadaana maxkamad ayaa lataagayaa

No comments:

Post a Comment